Follow me on Twitter

adeer
9399_161422440706342_231159043_n
1237128_515948681824573_888406184_n-1
SOMALI LINKS

DHAGEYSO:Axmed Godane iyo Sargaal k/xigeenkiisa ah oo ku dagaalamay gobolka Gedo

Ciidamo kala taabacsan Hogaamiyaha Al shabaab Axmed Godane iyo sargaal kale oo katirsan isla Xarakada Al shabab ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka mataay arbaa dhamase oo ku taalla Xadka gobolka Gedo la wadaago dalka Kenya.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkaasi laakiin si rasmi ah looma hayo war sugan oo kusaabsan tirada ciidamada waxyeelada soo gaartay.

Sakariye sargaalka la yiraahdo waxa uu ka mid yahay hogaanka sare ee Al shabaab waxaana uu katirsan yahay xitaa dadka qaarkood mareykanka uu dul dhigay lacago farabadan si nolol ama geeri loo keeno.

Dagaalka udhaxeeya Axmed Godane iyo Sakariye ayaan la ogeyn sababta ka dambeysa inay ciidamo kala taabacsan dagaalamaan.

Halkaan hoose ka dhageyso Isaaq Xuseen Mursal oo ka mid ah saraakiisha Ahlusuna oo ka waramaya dagaalkaasi iyo waxa uu kala socdo

Maqal-2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII